waxaa manta ka dhacay dagaal culus oo dhaxmaray qabiilka sacadka iyo salebaanka dagaal kaas oo ah dagaal aad iyo aad u qarara
waxaa manta ka dhacay dagaal culus oo dhaxmaray qabiilka sacadka iyo salebaanka dagaal kaas oo ah dagaal aad iyo aad u qarara
waxaa lashekay in calanka somaliya ona aduunko dhan ka jirin kadib ayadoo wadanka 15 sano dagaal ka socday waxaana aduunka ka jiro hadoo wadan ka socdo dagaal 5 sano ino calankooda iyo pasaporkoda oo la aqosaneen
waxaa lashekay dad 300 karaa oo ku banabaxay magalada mogdish oona ka sohor jedaan ciidamada itopiyanka oo wadanka lakenayo ha sa yeesho waxaa laka baqaabo inay xoog ku qabsadaan
waxaa halkaan uku tacsiyenaynaa marxuun c/qaadir (sanka) oo ku geriyoday magalada mogdisho waxaana ilahay oga baryenaa janadii fardoowsa ino ilahay ka warabiyo aamin aaaaaaamin aaamin
waxaa lasheekay samsam inla sidayay kadin waxay sheektay labeneyay waxaana ka muuqto iyada jirkeda in la karacay ona ladilay waxaa la shekay inla sitayay manta galinkii danbe waxaana diyarad ay leyihiin un ka qaday somaliland ona gesay putland
waxaa halkaan kaheli kartaa heeso somali ah oo kal duwan
waxaa warar naga sogareen wadad mada etopiya waxay na shekeen inaa wadanka loso diraayo cidamo karaayo 2000 ah